SHARE

Read 'Buun Iyo Daango' Lyrics by Sharma Boy

SHARE

Read and sing aloud Buun Iyo Daango Lyrics by Sharma Boy. The song is currently topping different music charts.

READ ALSO: Msodoki Young Killer Taps Barakah The Prince For 'Born To Win' | LISTEN

Read Buun Iyo Daango Lyrics by Sharma Boy below:

Gegiton wuxuuvka dhashay Kenya 

Anagana somaliya soo dhaweeya 

Haka baqina gaba ani igu deeya yeah 

Fanskayga nairobi ii geeya 

Sasa waaye 

Ha la iii baneeyo jidka baneeya 

Wilka shitey waakane ka qaleeya 

Dirbaanka tum daango noo dub

Dum dim dum 

Girbad kama dhex bixin kartid dun 

Jgu daba lun hadalkayga waa run 

Aduunka waa qabsanayaa mar uun 

Shaa k sharma idn ku nowdey sun

Labiskayga qiime watar waaye 

Kabahana ma kaser jordan waaye

Katiinkyo saacaddana cabsi cabsi waaye 

Kuligooda isku gee qaali waaye 

Cagta dhulka ku dhufo jug jug jug 

Cagta kula tumo bud bud bud 

Sida ice baays niiki dug dug dug 

Ka iga tagin huuno sug ay 

Milatari jag fag 

Dheesha waxay rabtay rag dad 

Istaaf qas kas kas

Wali cuni kara mas 

No ciyaal qas qas 

Hotelada jaas tubaakada baf baf

No stop 

Related

ADVERTISEMENT